Cresco

Markaan Cresco wey u ahaatay iney hormar sameyso. Mashruucaan wuxuu ka dhashay rabitanka kooxo isutagay kanashaqeeyo xanaanoyinka magalada La Chaux-de-Fonds. Qeybtaan waxey soo dhaweyneysaa ilmaha yaryar ee kasoojeeda jinsiyado kala duwan, Barayaasha waxey dareemeen baahida looqabo in lahormariyo aaladaha lagula tacaamulo kala duwanaanta iyo xag dhaqameedka ayagoo ka sameyn doono shaqadooda – laakiin xitaa ayku shaqeynayaan lacag la’aan si loo soo ban dhigo waxyaabaha nuxurka leh, dhamaantood wey kaqeybqaateen mashruucaan tan iyo bilaawgii (Solange Mantegani, Christophe Cedolin), ayadoo loomarayo diyaarinta waxyaabaha nuxurka leh (Joanna Domingos, Saskia Pellaton), heesaha (Caroline Bolat, Clovis Brahier, Noah, Maël iyo Tania Cedolin), abuurista warbahinta (Amaël Domon), sameynta bugaagta (Solange Mantegani, Fabienne iyo Oranne Vögeli). Howshaan oodhan masuuragali laheen haddi aysan kaqeybqaadan laheen barayaasha ayadoo ayka maqneen caruurta oo door ka qaadatay.Mashruuca xanaanoyinka magaalada La Chaux-de-Fonds oo caawin kahelay gobalka Neuchâtel iyo dowlada, ayadoo loomaraayo barnaamijka isdhexgalka gobolka, (PIC), waxaa hadda la rajeynayaa inuu sii weynado asagoo soo dhaweynayo dhamaan tabarucaadda qaab dhismeedka ilmaha yar yar ee gobolka. Wadajir, waxaan micno usameyneynaa fikraddaha isweedaarsiga iyo kala duwanaanta soo ifbaxaayo taas ookadhalato aqoon korarsi.

Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest
Conception: PointK et Benjamin Floch