Menu
Bogaan wuxuu qoysaska iyo aqoonyahannada siin doonaa cinwaanno buugga kusaabsan isdhexgalka labada dhaqan.
Makatabadda dhalinyarad ee gobolka Neuchâtel waxey bixiyaan buugaag farbadan oo kuqoran afaf kala duwan-. Cinwaanda qaarkood :
Macluumaad dheeri ah ookusaabsan akhriska iyo ilmaha :
Kudhashay akhriska : http://www.nepourlire.ch (Bugaag yar yar kusharaxan luuqado badan : http://www.nepourlire.ch/buchstart/fr/soutien_materiel/documents/depliant_multilingue.pdf)
Ugu danbeyntii, Maktabada aduunka waa maktabadd dhaqameed, kasoo suuragalisay in dad badan oo gobollka degan iney dhaqankooda heystaan, qoralahaan iyo aqris ahaan iyo luuqada faransiskana kabartaan. http://bibliomonde.ch/