{"id":31408,"date":"2020-01-24T16:24:47","date_gmt":"2020-01-24T15:24:47","guid":{"rendered":"https:\/\/cresco-neuchatel.ch\/cresco\/"},"modified":"2020-01-24T16:24:48","modified_gmt":"2020-01-24T15:24:48","slug":"cresco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/cresco-neuchatel.ch\/so\/cresco\/","title":{"rendered":"Cresco"},"content":{"rendered":"&#13;\n<p>Markaan Cresco wey u ahaatay iney hormar sameyso. Mashruucaan wuxuu ka dhashay rabitanka kooxo isutagay kanashaqeeyo xanaanoyinka magalada   La Chaux-de-Fonds. Qeybtaan waxey soo dhaweyneysaa ilmaha yaryar ee kasoojeeda jinsiyado kala duwan,  Barayaasha waxey dareemeen baahida looqabo in lahormariyo aaladaha lagula tacaamulo kala duwanaanta iyo xag dhaqameedka  ayagoo ka sameyn doono shaqadooda  \u2013 laakiin xitaa ayku shaqeynayaan  lacag la\u2019aan si loo soo ban dhigo waxyaabaha nuxurka leh, dhamaantood wey kaqeybqaateen mashruucaan tan iyo bilaawgii (Solange Mantegani, Christophe Cedolin), ayadoo loomarayo diyaarinta waxyaabaha nuxurka leh (Joanna Domingos, Saskia Pellaton), heesaha (Caroline Bolat, Clovis Brahier, Noah, Ma\u00ebl iyo Tania Cedolin), abuurista warbahinta (Ama\u00ebl Domon), sameynta bugaagta (Solange Mantegani, Fabienne iyo Oranne V\u00f6geli). Howshaan oodhan masuuragali laheen haddi aysan kaqeybqaadan laheen barayaasha ayadoo ayka maqneen caruurta oo door ka qaadatay.Mashruuca xanaanoyinka magaalada La Chaux-de-Fonds oo caawin kahelay gobalka Neuch\u00e2tel iyo dowlada, ayadoo loomaraayo barnaamijka isdhexgalka gobolka, (PIC), waxaa hadda la rajeynayaa inuu sii weynado asagoo soo dhaweynayo dhamaan tabarucaadda qaab dhismeedka ilmaha yar yar ee gobolka. Wadajir, waxaan micno usameyneynaa fikraddaha isweedaarsiga iyo kala duwanaanta soo ifbaxaayo taas ookadhalato aqoon korarsi. <\/p>&#13;\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&#13; Markaan Cresco wey u ahaatay iney hormar sameyso. Mashruucaan wuxuu ka dhashay rabitanka kooxo isutagay kanashaqeeyo xanaanoyinka magalada La Chaux-de-Fonds. Qeybtaan waxey soo dhaweyneysaa ilmaha yaryar ee kasoojeeda jinsiyado kala duwan, Barayaasha waxey dareemeen baahida looqabo in lahormariyo aaladaha lagula tacaamulo kala duwanaanta iyo xag dhaqameedka ayagoo ka sameyn doono shaqadooda \u2013 laakiin xitaa &hellip; <\/p>\n<p class=\"link-more\"><a href=\"https:\/\/cresco-neuchatel.ch\/so\/cresco\/\" class=\"more-link\">Continue reading<span class=\"screen-reader-text\"> &#8220;Cresco&#8221;<\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":""},"categories":[62],"tags":[],"jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_featured_media_url":"","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/cresco-neuchatel.ch\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31408"}],"collection":[{"href":"https:\/\/cresco-neuchatel.ch\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/cresco-neuchatel.ch\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/cresco-neuchatel.ch\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/cresco-neuchatel.ch\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31408"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/cresco-neuchatel.ch\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31409,"href":"https:\/\/cresco-neuchatel.ch\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31408\/revisions\/31409"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/cresco-neuchatel.ch\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/cresco-neuchatel.ch\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/cresco-neuchatel.ch\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}